Ku Socoto cida eey quseyso
Miyaad la kulantaa dhibaateyn iyo in lagula dagaalo? Qus miyaad taagan tahay, mana garan ladahay waxaad sameeyso?
Kuligeen waxaan xaq uleenahay nolol aan dagaal iyo rabsho laheyn. Waxaa Jira siyaabo aad isaga difaaci kardid xad gudubka. Waana kula talineynaa kuna taageereynaa.
Brava weey ku cawin kartaa
Waxaad ka heli doontaa dad qibrad shaqa uleh iney ku siiyaan talo lacag la’aan ah
Waxaan kugula talindoonaa afkaaga hooyo ama anogoo adeeg saneeyna turjubaan
Waxaan kuu gudbin doonaa xarunta loogu talagalay tala bixinta ee gobolkaaga
Adigaa leh go’aanka aad ku dhaqaaqi doonto
Waxaa suuro gal ah in aad hesho latalin qarsoon
Dagdag xaruumaha loola xariiro. Furan 24 saac (24h-Helplines)
Guryaha dumarka ee Switzerland (qarkood 24 saac mashaqeeyaan)Guryaha gabdhaha ee Zurich
117 Polizei
147 Beratung für Kinder und Jugendliche (Khadka caawinta ee dhalinyarada)
Xarumaha caawinta dhibanaha
Latalinta teleefoonka
Talado ilaa Qamiiis 14:00 – 16:00
076 725 91 21
Isniin ilaa Arbaco 14:00 – 16:00
Waanu kula talin si aad u caawiso dhibanaha loogeysto xadgudubka jinsiga adigoo jooga xaruntaada. Waxaan kuugula talin karnaa teleefoonka ama email. Wax lacag ahana laguma weeydiindoono
Brava waxay latalisaa
Qaraabada
Asxaabta
Dhibanaha dadke eey wada xidhidaan
Brava waxa eey soo jeedisaa
Baritaan wixii hore u dhacay
Hirgalinta iyo abuurinta ficilada lagu dhaqaaqikaro
Isku xirida hayadaha ka howlgala gobalka
Latalinta teleefoonka
Talado ilaa Qamiiis 14:00 – 16:00
076 725 91 21
Ku socodaa professionals (xirfadlaha)
Waanu kula talin si aad u cawiso dhibana jinsiga adoo jooga xaruntadaa. Waxaan kuugula talin karnaa teleefoonka ama email. Wax lacag ahana laguma weeydiindoono.
Brava waxay talo sisaa
Macalimiinta
La shaqeyaasha dhalinyarada
xirfadleyaasha kale
Brava waxa eey soo jeedisaa
Baritaan wixii hore u dhacay
Hirgalinta iyo abuurinta ficilada lagu dhaqaaqikaro
Isku xirida hayadaha ka howlgala gobalka
Latalinta teleefoonka
Talado ilaa Qamiiis 14:00 – 16:00
076 725 91 21